|
QAYBAHA IYO WAXYAABAHA LAGU KUFRINAYO |
|
|
|
|
Written by Administrator
|
|
Sunday, 10 August 2008 23:15 |
Caddaynta qaybaha kufriga
Waxaad ogaataa walaalkayga Muslimka ahow in ay jiraan ictiqaadyo iyo falal iyo oraahyo burrinaya labada ashahaatin kuna ridaya (qofka) kufri, maxaa yeelay kufrigu waa saddex jaad: kufri ictiqaad ah iyo kufri fal ah iyo kufri oraah (qowl) ah, waana isku raacsanyihiin afarta mad-habadood sida nawawi iyo ibn al-Muqri oo shaaficiyo ah iyo ibn Caabidiin oo xanafiyo ah iyo al-Buhuuti oo xambali ah iyo sheikh Maxamaded Caleesh oo maaliki ah iyo qaar kale kolka...
|
|
Last Updated on Wednesday, 28 October 2009 15:42 |
|
Read more...
|
|
|
Written by Administrator
|
|
Tuesday, 08 September 2009 22:44 |
Codka Ahlusunnah (CA) waxaa loogu tala galay in lagu so bandhigo Cilmiyaa iyo mawduucyada kala duwan ee diinta islaamka. Waxaad ka hilikartaa websitekaan kitaabo aad daabacan kartid, kitaabo duuban oo aad dhagaysan kartid iyo waliba muxaadarooyin iyo khayraad kale oo aad u fara badan.
Codka Ahlusunnah waa website marayaa maraxaladii ugu horaysay wuxuuna ku baxaa luugada afka Soomaaliga. Waxaan ku dadaalaynaa sidii aan u hormarin lahayn marba marka ka dambaysa si uu kuugu fududaado...
|
|
Last Updated on Thursday, 10 September 2009 04:32 |
|
Read more...
|
|
|