|
It is currently Tue Sep 07, 2010 10:08 pm
|
View unanswered posts | View active topics
|
Page 1 of 1
|
[ 2 posts ] |
|
| Author |
Message |
|
Codka
|
Post subject: Kusoo Dhawoow Codka Posted: Fri Sep 04, 2009 6:33 pm |
|
 |
| Site Admin |
Joined: Fri Sep 04, 2009 6:33 pm Posts: 1
|
Assalaamu Calayku Warahmatullahi wabarakatuh. Walalayaal waad ku mahadsantihiin inaad soo booqateen bogaan, kusoo dhawaada Forumka Codka Ahlusunnah. Horta aan iswaydiinee waa maxay forum.
Forum waxaa weeye website loogu tala galay inay ay dadka soo booqanaya wax ku qoraan ama wax yaabaha ku qoray ay ka jawaabaan. Isticmaalka froumku aad ayuu u fudud yahay. Ugu horay waa in aad is Register garaysaa hadii aad rabtid inaad wax qortid, hadii aadan is register garayn kali waxaan arkaysaa qoraalda ay qoreen dadka kale ee is diiwaan galiyay. Hadii suaal diini ama maadi ah aad qabtid fadlan noo soo gudbi cidkii taqaana yaa kaaga jawaabaysa. Suaalaha diiniga ah waxaan isku dayaynaa in ay culimada kaliya ka jawaabto. Forumka wuxii u kala qayb samaa dhawr qaybood. Qayb walbana mageceeda ayaa ku qoran. Qoraal walba oo la samaynaya waa in lagu daro qaybta uu munaasabka u yahay!
Wixii suaal ah oo aad qabtid, fadlan kusoo dir codkaahlusunnah@gmail.com
|
|
| Top |
|
 |
|
Artan
|
Post subject: Re: Kusoo Dhawoow Codka Posted: Tue Nov 03, 2009 10:49 pm |
|
Joined: Fri Oct 16, 2009 10:00 pm Posts: 2
|
|
salaam Maryam,
Abaayo ahlu sunna ning ma ii shaqeeynayo, xataa e-mailkaygu ma jawaabi kari. Fadlan ii fiiri waxa ku dhacay acount-keyga.
Abaayo waad ku mahadsantahay inaad i weeydiiso macluumaadka ku saabsan galyaasha.
Laakiin waxaa ka fiican inaan kuu soo diro sawiradan original-koodii, ee ila soo socodsii e-mailka aad rabtid inaan kuugu soo xawilo. Wixii aad haysid oo u baahan Graphic-designing ii soo sheeg.
Talo kale hadii aan kugu darsan karo, sida aad u jeedid coveradu weey weeyn-yihiin, waxaan waxeyn karaa ayaka oo yar sida loogu talo galay meesha aad flash-ka oo kale. (web banner size).
Nuur media iyo waxaas waan ka saari karaa markaas si aad ugu qortid meel kale xayasiiska Nuur media.
Insha Allah waxaan rajaynayaa inaan su'aalahaaga oo dhan ka jawaabay.
Fadlan ila soo socodsii.
Wasalam
|
|
| Top |
|
 |
|
Page 1 of 1
|
[ 2 posts ] |
|
 |
Who is online |
 |
Users browsing this forum: No registered users and 1 guest |
|
You cannot post new topics in this forum You cannot reply to topics in this forum You cannot edit your posts in this forum You cannot delete your posts in this forum You cannot post attachments in this forum
|